Lacag Ka Hel Internetka Si Fudud
Easily Make Money Online
.

Click here to edit subtitle

Sida aad u isticmaaleyso

{ Expressmycashfreebies.com }

Runtii ma aha arin adag sida aad u isticmaaleyso, laakiin waa muhiim inaad fahamto si aad u gaarto guusha aad dooneysid oo ah inaad si fudud oo kharash la’aan aad lacag uga hesho Internetka.

Inshaa alaah waxaan halkan idiinku diyaarinayaa cashar ku saansan arintaas si aad uga faa’iideysataan suuqa cusub ee Internetka oo ay dad badan ay ka faa’iideysteen.

Step one.    Markaad Riixdid (Click) The Link Below

Waxaad arkeysaa sawirka hoose.

Ka dib waxaad dooraneysaa (your free gift). waxaan Hubineysaa inaad riixdid(click) ku sameysay sawirka (20$) oo aad helysid markaad hal qof { Referal } ama aad keento webseytkaan.

Ka dib waxaad imaneysaa qebta ugu hooseysa ee webseytka oo ah sawirkan hoos ku yaal. Kadib waxaan Emailkaaga ku qoreysaa halkan, markaa ka dib waxaan riixeysaa halkan ay ku qoran tahay (Next Step) si aad ugu gudubtid beyjka xiga

Markaas kadib waxaa kuu furmaya beyjkan cusub kaasoo aad muhiim ku ah inaad ku buuxisid macluumaadkaaga saxda ah, sida Emailkaaga, Macagyadaada, Emailkan (Paypal)ka haddii aadan heysan waad ka furan kartaa Acount cusub www.paypal.com waana free, waayo waa meesha laguu soo dirayo marka lagu siinayo lacagta.

Markaad ku buuxiso beyjkan wixii lagaaga baahnaa ka dibna aad riixdid (click) meesha ay ku qoran tahay "Submit Registration"

Waxaa kuu furmaya beyj cusub oo ah beyjka aad adiga leedahay magcaagana ku qoran yahay, waana halka aad ka sameyneysid The Offer.

Runtii halkan waa qeyb aad muhiim u ah loona baahan yahay inaad si sax ah u sameysid haddii kale waxaa laga yaabaa inaadan faa’iido helin. Sawrika beyjka waa sidan Hoose.

Waa inaad  dhameystirtaa oo aad heshaa hal dhibic si aad u buuxiso sharuudaha lagugu siinayo lacagta.(You Need to complete an Offer in order to get 1 credit). The Credit waxaa lagu siinayaa markaad shirkadahan ku xayeysiistey alaabahooda ama shaqadooda aad buuxisid sharuudahooda.

Sidan u sameeyee “The Offer”

Shirkadaha waxay isugu jiraan laba nooc

Kuwa (free trial) oo ah inaad in mudo kooban aad isticmaasho ka dibna aad iibsato ama aad (cancellation) sameyso intaan wakhtiga lacag la’aanta ah ama (free treilka) kaa dhamaan. Aniga (Free trial) ayaan isticmaalay, waayo waa lacag la’aan

iyo kuwo lacag ah oo aad iibsan karto sida adigoo u baahan alaab ay iibinayaan shirkadahan. Waxaa muhiim ah inaad la socoto ama aad iska eegto shirkada wadanka ay ka shaqeyneyso, wakhtiga aad bilowday iyo shuruudaha la iska rabo marka aad isticmaaleysid alaabtooda, waayo waxaa laga yaabaa inaad u baahato qof aad la hadashid marka aad u baahan tahay caawin ama aad dooneysid inaad sameyso (cancellation).

Waxaa kaloo muhiim ah inaad ogaado in shirkadaha oo dhan waxay kaa rabaan credit/Debit  card sax oo aad adiga leedahay oo cinwaankaaga saxda ah ku qoran. Sababta loo rabo credit card waxaa weeyo shirkadaha waxay rabaan qof sax oo ay la macaamilaan oo markey lacag ku siinayaa uu yahay qofkii saxda ahaa, markaa waa muhiim inaad si sax ah wax u sheegtid.

Markaad dhameyso arimahaan waxaa daqeeqado kadib (waxay ku xiran tahay shirkada aad (free trial) ka dalbatay) waxuu beykaaga noqonayaa sidan hoose

Halkan waxaa kuugu qoran qeyb aad muhiim kuugu ah taasoo ah waa meesha y ku qoran tahay {Your Referal Link } waxaa ka hooseeya {Link} kaa soo ku aad adiga khaas u leedaha 00

Waa ku sameyneysaa {Th Link} {copy and paste} markaas ka dib ayaad kuu direysaa meeshii aad doonto.

markay saaxiibadaada, Facebooka ama meelaha kale ay ku kulmaan dadka jecel internetka markey riixaan ay imaanaya beyj adiga kuu gooni ah oo ay MCFBies ay kuu sameysay.

 Markey saaxiibadaa riixaan {The Link} isla markaana  ay sameeyaan waxaad adiga soo sameysay oo kale waxaa lagu siinayaa 20$ per person. Amazing!

That is very easy, isn’t it?

Haddii aad u baahan tahay faah faahin dheeraad ah igala soo xiriir Emailkan hoose

[email protected]

I am Happy to Help.

Thank you and Hope you are making money online too.